
Agaasimaha Warfaafinta ee xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ali Isse Nahar ayaa qado-sharaf soo dhaweyn ah u sameeyay Agaasime kuxigeenka Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya, Maxamuud Al-Bashiiri Mohamoud Bashir Jama iyo hawl-wadeeno kamid ah Warfaafinta Madaxtooyada Qaranka.
Yaxye Xaaji Colaad Yamani Xasan Shueib Mohamed Ali Yaxya Maxamad Cayash
Munaasabadda qado-sharafta ah oo ka dhacday beerta 22-aad ee duleedka caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka socday Warfaafinta Madaxtooyada Puntland, hawl-wadeeno kamid ah Puntland TV/Radio iyo Wariyayaal ka socday warbaahinta madaxa banaan.
Be the first to comment