DAAWO:-Fashilka dul-hoganaya Guddigii uu magacaabay M/kuxigeenka Puntland.

Warbaahinta DALMAR MEDIA ayaa todobaadkan ku falanqeynaysa faallo soo bandhigeysa warbixin lagu falanqeynayo khilaaf xoogan oo ay isaga horyimaadeen Madaxweynaha Puntland iyo Kuxigeenkiisa ka dib markay iska barbar magacaabeen labo guddi oo iskhilaafsan islamarkaana ay u magacaabeen min 7 xubnood guddiga xalinta khilaafaadka iyo ansixinta baarlamanka doorashada soo socota ee Puntland.

Warbixinta ayaa si gaar ah bartilmaameed uga bixinaysa fashil xoog leh oo dul-hoganaya Guddigii uu ka barbar magacaabay Madaxweyne kuxigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Camey Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas ka dib markii uu ku dhawaaqay horaantii todobaadkan 7 xubnood oo guddi ah.

Haddaba daawo warbixinta.

Dalmar Media.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*