DAAWO:-Jabitaankii Abaarta & isbedelka nolosha miyiga

Tani waa warbixin faahfaahsan oo warbaahinta Dalmar Media kusoo bandhigayso Isbedelka ku yimid nolosha miyiga ka dib jabitaanka abaartii cuslayd ee dalka ka jirtay ka hor intii roobku curan bartamihii bishii May 2019.

Warbixintaan waxaa diirada lagu saarayaa dhawr arrimood sida raxmada Eebe u maasheysay dhulka baadiyaha,doorka reer miyigu ku leeyihiin dhaqanka soo jireenka ee Soomaalida iyo Nolosha duunyadooda.

Maaha markii ugu horeysay oo barnaamij ceynkan oo kale ah warbaahinta DALMAR MEDIA ay soo gudbinayso.

Hoos ka daawo muuqaalka warbixintan oo xiiso gaar ah leh.

 

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*