DAAWO-Maxkamadda sare ee Puntland oo war ka soo saartay kiiska Caasha Ilyaas.

Maxkamadda sare ee dowladda Puntland ayaa muddaysay xilliga ay bilaabayso dhegaysiga kiiska marxuumad Caasha Ilyaas Aadan oo horay maxkamadaha derejada 1aad iyo rafcaanka Puntland ay saddex eedaysane dil toogasho ugu xukumeen.

Daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*