DAAWO:Agaasime ku xigeenka Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha qaybta P/land oo Qado sharaf u sameeyey dadka kasoo jeeda Qoomiyada Oromada

Agaasime Kuxigenka hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya qaybta Puntland C/kariin Maxamed Faarax (Dhaga Weyne) ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey dad kasoo jeeda Qoomiyada Oromada ee ku nool gudaah magaalada Garowe ee caasimada Puntland, waxaana agaasimuhu ugu baaqay shacabka Puntland in ay caawiyaan dadka kasoo jeeda Qoomiyada Oromada ee ku dhibaataysan deegaanada Puntland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Daawo

Agaasimaha Kuxigenka hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya qaybta Puntland C/kariin Maxamed Faarax (Dhaga Weyne) ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey dad kasoo jeeda Qoomiyada Oromada ee ku nool gudaah magaalada Garowe ee caasimada Puntland, waxaana agaasimuhu ugu baaqay shacabka Puntland in ay caawiyaan dadka kasoo jeeda Qoomiyada Oromada ee ku dhibaataysan deegaanada Puntland.

Posted by Dalmar Media on Wednesday, 13 March 2019

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*