DAAWO:C/raxmaan C/shakuur oo ka hadlay xiisada u dhaxaysa Somalia & Kenya

Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Abdirahman Abdishakur Warsame oo ah mucaarad siweyn kaga soo horjeeda dowlada yaa wareysi uu siiyay Tv-ga Universal waxa u sicad kaga hadlay khilaafka culus ee soo kala dhex galay dowlada Kenya iyo Somalia waxana uu shaaca ka qaaday arimo aan laga filaneyn.

Abdirahman Abdishakur ayaa sheegay inuu marnaba ka baaqsan doonin difaaca qaramkiisa isla markaana dowlada madaxweyne farmaajo u ku taagerayo go’aankii dhawaan ay kasoo saartay war-saxaafadeedkii Kenya, muhiimna ay tahay inuu qof kasta garab istaago qaranka Somalia.

Maalintii shalay ayey ahyed markii warsaxaafadeed u soo saaray xisbiga mucaaradka Wadajir ee uu hogaamiyaha ka yahay siyaasiga Abdirahman Abdishakur Warsame oo siweyn loogu yaqaan inuu aad kaga soo horjeedo dowlada Somalia, waxana ay tani lama filaan ku noqotay shacabka iyo dadka taagera xukuumada Somalia.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARAYSIGA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*