DAAWO:Gudoomiyaha Ceerigaabo oo kasoo hor jeestay go’aankii madaxweyne Biixi

Duqa degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa markii ugu horaysay kasoo hor jeestay amar kasoo baxay madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kaas oo ahaa xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay deegaano kamid ah gobolkaasi Sanaag.

Ismaaciil Xaaji Nuur ayaa sheegay in gobolada Bari ee Somaliland marka ay dhibaatooyin ka dhacaan aad loo buun buuniyo marka la bar bardhigo gobolada Galbeed waa sida uu hadalka u dhigaye, waxaana uu sheegay in talaadan oo muran badan keentay ay ka dhalatay dil loo gaystay labo sarkaal oo ka tirsanaa ciidamada Somaliland kuwaas oo iyaguna lagu soo eedeeyey in ay xabsi ku dileen ganacsade kasoo jeeda gobolka Sanaag.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://www.youtube.com/watch?v=xVlBJFgFY30

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*