DAAWO:Jabhadda Caarre oo masuuliyiin culus isku soo dhiibeen & Qardho oo lagu soo bandhigay

Duleedka magaalada Qardho ee xarunta gobolka Kar Kaar ayaa waxaa ku sugan boqolaal ka tirsan ciidamada Jabhadda xoraynta Somaliland ee uu hogaamiyo Korneyl Caarre.

Jabhadda uu hogaamiyo Korneyl Caarre oo maalinba maalinta ka dambaysa sii xoogaysanaysa ayaa xilligan waxaa kusoo biiray masuuliyiin ka tirsanaa xukuumadda Muuse Biixi iyo hayado kale ee Somaliland ka tirsan, kuwaas oo masuul ka socda magaalada Qardho lagu soo dhoweeyey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*