DAAWO:Madaxweyne Denni oo kulan la qaatay Isimada, Waxgaradka, Culimada & Siyaasiyiinta gobolka Mudug

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Denni oo ay weheliyaan xubno ka tirsan gollayaasha dowladda ayaa kulan la qaatay maamulka gobolka Mudug kan degmada Gaalkacayo, isimada, waxgarad, siyaasiyiin iyo masuuliyiin ka socday guddiga horumarinta gobolka Mudug.

Muhiimadda kulanka oo uu faah faahiyey afhayeenka madaxtooyada dowladda Puntland Jaamac Yuusuf Jaamac Dabaraani ayaa looga hadlay arrimaha amniga, xasiloonida iyo horumarinta gobolka Mudug.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Isimada Gobolka Mudug iyo Madaxweyne Deni.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Goleyaasha dowladda ayaa kulan la qaatay maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacayo, Isimada, waxgarad, siyaasiyiin iyo masuuliyiin ka socdey Guddiga horumarinta gobolka Mudug.#TAYAYNIYOTIIGSI Puntland State House

Posted by Puntland State House on Monday, 20 May 2019

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*