DAAWO:Qaabkii Garowe loogu soo dhoweeyey taliyihii kasoo goostay Somaliland

Waxaa maanta magaalada Garowe ee caasimada Puntland lagu soo dhoweeyey taliye Caydiid oo ahaa taliyaha ciidamada Booliska Somaliland ee magaalada Badhan, waxaana uu u soo goostay dhanka Puntland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

 

Daawo

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa si diiran loogu soo dhoweeyey taliyihii ciidanka Somaliland ee deegaamada bariga Sanaag Corneal Caydiid.

Posted by Dalmar Media on Wednesday, 6 February 2019

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*