DAAWO:Shacabka Garowe oo ka hadlay wasiirada cusub ee Puntland

Shacab weynaha ku dhaqan magaalada Bosaaso ee ayaa ka hadlay gollaha wasiirada cusub ee uu soo magacaabay habeenkii xalay ahayd madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni, iyagoona qaarkood ay soo dhoweeyeen wasiirada cusub halka qaar kalena ay kasoo hor jeestee.

Toos Garowe

Toos Garowe Shacabka Puntland ayaa ka hadlay Golaha Wasiirada Cusub ee uu soo magacaabay Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdilahi Deni,

Posted by Dalmar Media on Monday, 11 February 2019

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*