DAAWO:Shacabka Garowe oo si adag uga hadlay wasiirada Puntland u baahan tahay & Talooyin loo jeediyey madaxweyne Denni

Iyadoo maalmaha soo socda madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni la filayo in uu soo magacaabo gollihiisa wasiirada ayaa waxaa aragti kala duwan ay ka bixiyeen shacab weynaha ku dhaqan magaalada Garowe xubnaha kamid noqon doona wasiirada Puntland nooca ay yihiin iyo sifooyinka dowladda Puntland shakhsiyaadka ay u baahan tahay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*