DAAWO:Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland oo la sheegay in maxkamadd lasoo taagi doono

Magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland ayaa waxaa haatan ka taagan xiisad hor leh kadib markii qaar kamid ah Haweenka ku dhaqan gudaha magaalada Hargeysa ay dacwad kusoo oogeen isla markaasna ay sheegeen in maxkamadd ay la tiigsan doonaan wasiirkii hore ee warfaafinta Somaliland oo maalmo ka hor uu xilka ka qaaday madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, kaas oo aflagaado u gaystay haweenkani sida ay ka sheegeen warbaahinta.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*