SAWIRO:Kulan haweenka Puntland hada uga socda gudaha Garowe & Waxyaabaha looga hadlayo oo ah…..

Waxaan haatan kulan balaaran uga socda gudaha magaalada Garowe ee caasimada Puntland haween weynaha Puntland, kaas oo diirada lagu saarayo caqabadaha haweenka soo wajaha iyo sidoo kale u diyaar garowga xuska maalinta haweenka aduunka oo ku beegan maalinta beri ah.

Kulankani ayaa gogol xaar u ah xuska maalinta haweenka aduunka oo ku beegan maalinta beri ah, waxaana ka qayb galay haween iskaga kala yimid deegaanada kala duwan ee Puntland.

Hoolka hay’adda PDRC ayuu haatan ka socda kulankani, waxaana xiligani khudbado kala duwan ka jeedinaya haweenka Puntland qaarkood.

Goor dhow muuqaalka naga filo oo ka daawo Dalmar Media

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*