Golaha wakiilada Puntland iyo golaha Xukuumada oo Ciyaar Adag Dhex Martay

WASARADDA SHAQADA, SHAQAALAAHA, DHALLINYARADA IYO CIYAARAHA DOWLADDA PUNTLAND OO SOO QABAN QAABISAY KULAMO SAAXIIBTINO AH OO LAGU XUSAAYO AAS AASKA 24-AAD EE DOWLADDA PUNTLAND.
Wasaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlladda Puntland ayaa qabatay kulamo saaxiibtinimo oo u dhexeeya Wasiirada iyo Xildhibaanada Dowladda Puntland kaas oo galabta ku dhex martay ciyaar xiiso leh Garoonka kuubada Cagta e Mire Awaare Garoowe.
Dhanka kale waxaa lagu qabtay kulan kale oo u dhexeeya Kooxaha heerka kowaad ee Garoowe City iyo SBC FC kulamadaas oo si qurux badan kusoo dhamaadaay iyadoo kooxdii badisay la gudoon siiyey koob.
Xigasho Ayuub Hudayfi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*