Hay’adda Haro Oo Agab Caafimaad ku Wareejisay Xabsiga Gaalkacyo

Gaalkacyo – Hay’adda Samafalka arrimaha bani’aadantinimada ee Haro xafiiskeeda Puntland, ayaa agab caafimaad oo looga hortago cudurka Coronavirus ku wareejiyey Xabsiga weyn ee Magaalada Gaalkacyo.

Qalabkan Caafimaad oo isugu jirey Galoofisyo, Maaskarada Wajiga, Saabuuno, daawooyin iyo agab kale ayaa loogu talagalay Maxaabiista ku xiran Xabsiga

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*