
Gaalkacyo – Hay’adda Samafalka ee Haro ayaa tababar looga hortagayo Cudurka halista ah ee Cororavirus u qabatay Culimada Magaalada Gaalkacyo.
Masuuliyiinta Hay’adda ayaa culimada ku booriyey in la raaco talooyinka Xarumaha Caafimaad iyo tan Wasaaradda Caafimaadka.
Ololahan Wacyigelinta Cudurka Cororavirus ayaa waxa iska kaashaday Hay’adda Haro iyo Wasaaradaha Caafimaadka iyo Cadaaladda Puntland, waxaana ololaha laga samayn doonaa dhamaan deegaanada Puntland.
Be the first to comment