Madaxtooyada Soomaaliya oo iska fogaysay eedeyn ay u jeedisay Kenya

Booliska Kenya ayaa dhawaan shaaciyay in Saddex ka mid ah hubkii ay wateen Ragii weeraray Hotelka Dusit D2 Ee Nairobi ay lahaayeen ciidanka Soomaaliya hayeeshee Madaxtooyada Soomaaliya ay beenisay.

La-taliyaha dhinaca Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Cabdi Siciid Muuse ayaa sheegay in dowladda Kenya uu xiriirka wanaagsan kala dhaxeeyo isla markaana warkaasi uu yahay mid aan sax aheyn.

Waxa uu sheegay in laamaha Amniga Kenya ay u sheegeen in qofka wareysiga bixiyay ee sheegay in hubkaasi ay lahaayeen ciidanka Soomaaliya uu sheegayay war ah in oo maleynayo war sax ahna uusan aheyn.

La-taliyaha dhinaca Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa isaga oo sii hadlayay waxa uu s

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*