
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Denni ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays) oo kamid ahaa Saraakiishii Ciidanka Soomaaliya ahaana Taliyihii Hore ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.
Be the first to comment