Madaxweyne Denni oo magacaabay Gudida Aaska Qaran ee Marxuun Gen. Carays

Madaxweynaha Puntland Dr. Saciid Cabdullaahi Denni ayaa goor dhoweyd magacaabay guddiga Aaska Qaran ee marxuun Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays) oo xilal kala duwan kasoo qabtay ciidamada dalka iyo kuwa Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*