
Madaxweyneyaasha Galmudug, Jubbaland iyo Puntland ayaa shir la yeeshay safiirka dawladda maraykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto.
Shirkaan ayaa ka dhacay Magaalada Nairobi oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen Madaxda maamul goboleedyadda.
Kulanka ayaa looga hadlay sidii si wadajira xal waara loogu raadin lahaa siyaasadda Somaliya oo hadda ay ka muuqato khilaafaad fara badan oo haddii ay sidaan kusii socoto keeni kara burbur iyo dib-udhac cusub.
Be the first to comment