
Warbaahinta DALMAR MEDIA ayaa soo bandhigeysa warbixin ku saabsab sifooyinkii uu lahaa 30-kii sano ee lasoo dhaafey iyo ka hor-ba Musharax Madaxweynaha Puntland Jeneral Khaliif Ciise Muddan oo saameyn muuqata ku leh doorashada 2019 ee Puntland.
Jeneral Khaliif Ciise Muddan ayaa taageero balaaran oo shacabka ku leh gudaha dalka wuxuuna u muuqda shaqsi taariikh muhiim ah ku leh halgamo iyo xilliyo kala duwan oo soo marey Puntland 20-kii sano ee lasoo dhaafey.
Haddaba daawo warbixin uu ka diyaariyay Musharax Wariye Cabdiraxmaan Waddani.
DALMAR MEDIA.
Be the first to comment