Wareegto kasoo baxday madaxweyne Denni oo magacii lagaga badalay wasaaradaha arimaha gudaha Puntland

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa waxa uu ku bedeley magicii wasaaradda arrimaah gudaha dowladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga dowladda Puntland.

Digreetada ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland ayaa waxaa wasaaradda loogu bixiyey magac cusub kaasi oo ah wasaaradda arrimaha gudaha, federalka iyo dimuquraadiyeynta ee dowladda Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*