
Garowe: xeer ilaaliye ku xigeenka Dawladda Puntland Maxamed Xareed Faarax ayaa fariin udirey muwaadiniinta ushaqeeya Hay’addaha UN-ta ee aan bixin canshuurta ku waajibtay.
Canshuur diidayaashaan aan weli bixin canshuurta lagu leeyahay ayaa xeer ilaaliyuhu sheegay inay jogaa gobolada Bari iyo Nugaal.
Be the first to comment