
Saddexda Xisbi ee Somaliland ayaa heshiis ka gaaray Qabsoomida Doorashada Golaha wakiilada iyo golayaasha degaanada maamulka Somaliland.
Xisbiyadda Kulmiye, Ucid iyo Wadani ayaa heshiis gaaray, waxaana ay sheegeen ay qabsoomi doonto doorashadda Somaliland ee xildhibaanada sidoo kalena la kala diri doono Guddiga doorashooyinka Somaliland oo buuq badan abuuray.
Be the first to comment