Xuska 1da Luulyo Oo Garoowe Ka Socda

DalmarMedia.Net(Garoowe)-Magaalada Garoowe ee Caasimada Dawlda Puntland waxaa laga dareemayaa qaban qaaba xuska 1Luulyo oo ah maalinta ay midoobeen Gobalada Koonfurta iyo Waqooyiga Soomaaliya.

Waxaa goor dhaw ka bilaabanaya qasriga madaxtooyada Puntland Xuska maalinta 1da Luulyo iyadoo ay ka qayb galayaan masuuliyiinta ugu sareysa dalka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool Caasimada.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*